Soomaaliya

From Wikimedia Commons, the free media repository
Jump to: navigation, search
Soomaaliga: Soomaaliya Waa dal ku yaala geeska bari ee Qaaradda Afrika. 𐒈𐒝𐒑𐒛𐒐𐒘𐒕𐒖 𐒓𐒛 𐒆𐒖𐒐 𐒏𐒚 𐒕𐒑𐒐𐒖 𐒌𐒜𐒈𐒏𐒖 𐒁𐒖𐒇𐒘 𐒜 𐒎𐒛𐒇𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒖𐒍𐒇𐒘𐒏𐒖.
العربية: الصومال هي دولة ساحلية تقع في القرن الأفريقي بشرق أفريقيا.
English: Somalia is a coastal nation at the Horn of Africa in East Africa.
Italiano: La Somalia è uno Stato dell'Africa Orientale situata nel corno d'Africa.
አማርኛ: ሶማሊያ
Esperanto: Somalio estas lando en la ekstrema orienta Afriko je la Korno de Afriko.
Galego: Somalia é un país do Corno de África.
Ido: Somalia esas lando qua jacas en est-Afrika.
日本語: 蘇摩利亜は、阿弗利加大陸の東にある国。中でも蘇摩利亜は、阿弗利加の角と呼ばれる半島の領域にある国の一つである。
Nederlands: Somalië is een land in de Hoorn van Afrika.
ትግርኛ: ሶማሊያ
Volapük: binon län in Frikop.
中文: 索马里是位于东非非洲之角的沿海国家。

Astaannta Qaranka / 𐒖𐒈𐒂𐒛𐒒𐒒𐒂𐒖 𐒎𐒖𐒇𐒖𐒒𐒏𐒖 / Insegna / Insignia / شارة[edit]

asc dhammaan walaalaha soomaaliyeed ee ku kala nool dunida dacalladeeda waxaan idin lenahay kulanti wacan oo wanaagsan idil ahaantiimba waxaan jeclahay inaan wax yar farriin u diro da yarta soomaaliyeed ee ku nool qurbaha oo qaatay sharciyada wadamada ajnabi hadaba si kastaba ku jooge meel kastood joogtaan waan aad ka fekertaan aayaha umadeena soomaaliyeed waayo kuwa usoo dhintay ama usoo dhaawacmay anagoo kaley ahaayeen waxaa nasiib darraa in maanta naloo kala qeybsho gobo-gobol oo jufo kastaa calan sameystaa ogaada waa gumeysi waji cusuba waxa maantab dalkeenii ka socdaa ee ha u maleynina xal raadi soomaali waa mid waana uliya meyrax mataano eeeyoo meelbey kawada timid

         w/q SAYID OMAR AHMED [ SAXAFI]

Insegne storiche / Historical insignia / شارة التاريخية[edit]

Bandiere storiche (Ex-Somalia Italiana) / Historical flags (Ex-Italian Somaliland)[edit]

Bandiere storiche (Ex-Somalia Britannica) / Historical Flags (Ex-British Somaliland)[edit]

Mappe / Maps / خرائط[edit]

Mappe storiche / Historical maps[edit]

Guerra GFT-UCI (2006-2007) / TFG-ICU War (2006-2007)[edit]

Location Maps (current)[edit]

Location Maps (historical)[edit]