Djibouti جيبوتي
(Redirected from Djibouti)
Djabuuti waa gobol ka tirsan soomaali wayn waxaana loo yiqiin ka hor magaca jabuuti xeebaha soomaaliya mid ka mid ah waxaa laga xireeyey gumeystihii faransiiska sanadkii 1977 dii xilligaa oo ku beegnayd dagaalkii soomaalidu ku jebsheen gaaladii amxaarada ama itoobiya hadba sidii loo dhigo iyadoona sababtu aheyd sidii loo xoreyn lahaa gobollada howd ee gumeystihii caddaanku ku daray dhulkii markaasi itoobiya ka arrimineysey